Muqdisho (HM)-Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka furmi doono shir ay isugu imaanaya qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada dalka.
madaxweyneyaasha maamulada Jubbaland, Hirshabeelle, Galmudug iyo Puntland ayaa shir ka qeyb galaya waxaana ka maqan oo aanshirka qeyb ka ahayn madaxweynaha maamulka Koofur galbeed Soomaaliya C/casiis Lafta gareen.