WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xisbigga Wadani oo sheegay in Burco ay Qabyaaladdii ugu xumeyd ka taagan tahay-Video

Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ee Somaliland ayaa ka Qayliyey Kala Qaybsanaanta Qabyaalada ku Dhisan ee ka Tagaan Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maxamuud Xasan Saleebaan  oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ee Gobolka Togdheer ayaa Warkan Shaaciyey Xili uu Warbaahinta Kula Hadlayey Magaalada Burco

SOMALI NEWS

To Top