WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xisbiga Wadani oo sheegay in Hawadda Somaliland ay si buuxda ula wareegtay Dowladda Soomaaliya iyo Muuse Biixi oo-Video

Xisbiga Wadani ee Maamulka Somaliland ayaa Xukuumada Muuse ku Dhaliilay in Hawadii Somaliland qaybta ka ahayd ee Somaliya Lagu Wareejiyey Dawlada Fadaralka Somalia.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Buuradiin Ibraahin Cabdi oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani ee Somaliland ayaa Warbaahinta u sheegay Somalia Toos ula Wareegtay Maamulka Hawada Somalia.

SOMALI NEWS

To Top