WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xildhibaan ka tirsan Xisbigga Kulmiye oo faysal Cali Waraabe ku tilmaamay Nin Siyaasadda ka sineysta-Video

C.laahi Xuseen Cige oo ka tirsan Xildhibaanada Somaliland  ayaa eedayn Culus ku miisay Faysal Cali Waraabe Gudoomiya Xisbiga UCID Wuxuuna ka jawaabay hadalo dhowaan kasoo yeedhay.

HALKAN KA DAAOW VIDEO

“Faysal Cali Waraabe Waa Bulaacad Afkiisa waxkasta kasoo baxayaan,  Wuxuu ahaa ninkii Basaaska u ahaa  Siyaad Barre, Wuxuu waayey Faysal wax u jawaabay mar hore in dadka laga qabto ayay ahayd, Waxaan leeyahay  Qayli ama ha Qaylin, Dawladda Muuse Hogaamiyo maaha midii wax bixinaysay “ Ayuu  yidhi Cige.

SOMALI NEWS

To Top