Odayaasha iyo waxgaradka Degmada Xidhxidh ee gaar ahaan waxgaradka Beesha Bahararsame oo shir halkaas ku qabtay ayaa ka soo horjeestay waxaana ay baad u direen Garaadka Jaamac Garaad Cali waxaana y sheegeen in shirkaas deegaanka laga daayo haddi nabadgalyo la doonayo.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
