WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliya, Axmed Ciise Cawad oo ka hadlaya Dacwadii ay ka gudbiyeen imaaradka iyo DP World-Video

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somalia, Axmed Ciise Cawad  Ayaa waraysi Uu Siiyey Laanta Afka Soomaaliga Ee VOA waxa Uu kaga Hadlay dacwadii Ay ka Gudbiyeen Imaraadka Iyo Shirkada DP World Iyo Qaabka Looga Aqblay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxa Uu sheegay Inay Dowlada Soomaaliya Diyaar u tahay  Inay Soomaliland Toos Ugala Hadasho Arintani Cusub ee Muranka Heshiiska Dekada Berbera.

SOMALI NEWS

To Top