WARARKA SOOMAALI

Daawo Wareysi:-Sanbalooshe oo aan Dowladda waxba u reebin markii uu ku guul daraystay Kurisigii Xildhibaannimo-Video+Warbixin

Agaasimihii Hore ee Hay’ada Nabad Sugida Soomaaliya C.laahi  Maxamed Cali Sanbalooshe oo dhowaan markii uu ku guuldaraystay Doorashadii Kursiga Xildhibaan isku badalay Mucaarid dawladda uu dhowaan ka tirsanaa ayaa Waraysi Dhinacyo badan taabanaya Wuxuu siiyey Telefishinka Goobjoog.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Dawladda Hadii aana ka tirsanayn, Meesha kale ee ii banaan waa inaan Mucaarid Noqdo “Ayuu yidhi.

Wuxuu ka hadlay arimo kala duwan, Isagoo dhaliilo usoo Jeediyey Xukuumada Soomaaliya, Sidoo kale wuxuu Waraysiga ku sheegay inuu ka tirsanyahay Xisbiga Cumar c.rashiid Xiligii Doorashadana uu kamid ahaa, DAAWO WAXA UU KA HADLAY.

SOMALI NEWS

To Top