WARARKA SOOMAALI

Daawo Wareysi:-Maxaa ka jira in imaaraadku aqoonsaday Basaboorka Maamulka Somaliland-Video

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Maamulka Somaliland Faysal Cali Waraabe oo ku sugan dalka imaaraadka isaga oo ka mid ah xubno uu hogaaminayo Muuse Biixi oo Socdaal ku jooga dalkaas.

Faysal Cali Waraabe ayaa wareysi uu siiyey idaacada VOA waxaa uu sheegay in imaaraadku uu aqoonsaday Baasaboorka Maamulkaas balse kii hore aan la adeegsan doonin ee mid cusub la sameyn doono.

HALKAN KA DAAWO WAREYSIGA

SOMALI NEWS

To Top