WARARKA SOOMAALI

Daawo Waraysi:Su,aal Dad badan oo Adduunka ku nool is waydiinayeen oo laga jawaabay,horta Internet-ka yaa iska leh?-Video

Adeegyada dunidan ayaa waxaa inta badan kala wada aaladda Internetka taasoo laf dhabar u noqotay xitaa nolosha aasaasiga ah ee inta badan dadka ku nool dunidan sida telefoonada iyo combuyuutada.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Hase ahaatee waxaa in lays weydiiyo mudan, horta Internetka yaa leh, yaa maamula, mase jirtaa in dal uu dal kale ka xiri karo internetka.

Su’aalahaasi iyo kuwo kaleba waxaa saaka nooga jawaabaya Eng. Jibriil Afyare oo bartay macluumaadka dhinaca kumbuyuutarrada, muddo ka badan 17 sanana ka soo shqeynayay.

Wararka Horufadhi.com

SOMALI NEWS

To Top