WARARKA SOOMAALI

DAAWO:-Turkiga oo balan qaad cusub u sameeyay Maamulka G/Banaadir

Guddoomiye -xigeenka howlaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir Faarax Cabdi Diini iyo Xoghayaha guud ee Gobolka Banaadir Xiireey Axmed Rooble ayaa kulan gaar Magaalada Istanbul kula qaatay Madaxweynaha Ururka shaqaalaha Dawladaha hoose ee Turkiga MR. Levent Uslu.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda horumarineed ee Muqdisho, marxalidihii kala duwanaa iyo xalligii adkaa ay Magaalada soo martay, waxaa halkaasi laga xusay in ay muhiimad gaar ah leedahay garab istaagga D/Hoose ee Muqdisho si hadafka Maamulka ee adeeg bixinta iyo u adeegidda Shacabka loogu guuleysto,

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Sidoo kale Madaxweynaha Ururka shaqaalaha Dawladaha hoose ee Turkiga Mudane Levent Uslu, oo ay hoos timaado 1400 D.hoose shaqaalaheeda ayaa ballan qaaday arrima ay kamid ahaayeen.

SOMALI NEWS

To Top