Xili Ay Jirtey Xiisad Xasaasi Ah Oo ka Dhaxeeyey Dowladaha islaamka Carabta Iyo Xukumada Yuhuuda Israail Oo Salka Ku haysa Qadiyada Magaalada Qudus,Taasi Oo ka Dhalatay Markii uu madaxweynaha Dalka maraykanka Donald Trump U Aqoon saday Caasimada Israil.
Waxa Kulan Ugu Horeeyey is Arkay Dhaxal Sugaha Dalka Sucuudiga Oo hada Dalkaasi ka Masuul Ah Iyo raysal wasaaraha Israail Miljamin Ntayahu,Kulankaasi kadib waxa Sucuudiga Laga War Helay Isagoo Xidhay culimo Iyo Dad Magac Leh o Ku Tilmaamay Israail Cadowga islaamka.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
talaabadani Sucuudiga Xabsiga Ku dhigay Cida Weerarta Israail Ayaa Qeyb ka Ah Heshiiska Ay wada Gaadheen Labada Dhinac Balse dad Badani ayaa sheegay Inuu jirey Tuhunka Israil Iyo Sucuudiga Ka Dhaxeeya.
Gar Ahaana Arimaha Qudus Inuu sucuudiga Go’aamiyey Inuu Qudus Meel Uun ku daro Gar Ahaana Inay caasimada israail noqoto hadii talaabadaasi dhawaaqa Kasoo baxaya Uu san kacdoon Shacab Abuurayna mar hore Ayuu Sucuudiga Tageeri lahaa.
Culimada Sucuudiga Ayaa ka Hor yimi Heshiiskani oo ku tilmaameen Inuu yahay Mid Meel Uga Dhacaya Islaamka Qadiyadiisa.