Hargeysa (HM)-Wasiirka Cadaalada maamulka Soomaliland oo maanta warbaahinta kula hadlayey ayaa wax marayaal odayaal caajisay ah ku tilmaamay Ciidamadii dhawaan ka goostya maamulkaasi ee u galay maamulka Puntland, gaar ahaan lagu soo dhaweeyay bariga gobalka Sanaag.
HALKAN KA DAAWO
