Muqdisho (HM)-Diyaarado dagaal oo aan la aqoonsan, ayaa jimcihii duqeeyay degmada Sallaxley ee gobolka Maroodo-jeex ee ka tirsan Somaliland.
Wax khasaare nafeed ah oo ay gaysteen ma jirto, sidaa waxaa Goobjoog News u sheegay guddoomiyaha Sallaxley Ismaaciil Yuusuf Xuseen.
Duqeynta ayaa dhacday gelinkii dambe ee jimcaha