Shaqo La aanta Baahsan ee ka Jirta Deegaanada Maamulka Somaliland ayaa Sabab wayn u ah in Dhalinyarada ku Nool Waqooyiga Dalka Somalia ay Noqdaan Kuwo aad u Tahriiba.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Maamulka Somaliland ayaa Mudo Sheegayey inay Wax ka Qaban Doonaan Tahriibta Dhalinyarada Somaliland oo Faraha kasii Baxaysa.
