Hargeisa ( HM ) Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegey in maxkamadaha Somaliland u baahanyihiin dib u habayn, Kadib markii uu goobjoog u noqday xukun hal sano oo xayiraad ah lagu riday wargayska Foore oo magaalada Hargeysa ka soo baxa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
“Somaliland waxay u baahantahay dib u habeyn dhanka Garsoorka Iyo Cadaalada ah, Hadii Xaqadara la garab istaago maaha wax wanaagsan, Xukunka ku dhacay Wargeyska hadii alle laga baqayo maaha, mid wanaagsan. “ Ayuu yidhi Jamaal Cali Xuseen.
