Musharaxa madaxweynaha maamulka Puntland Faarax Cali Shire oo maalmahan ku sugnaa dalka Mareynkanka ayaa booqday Baarlamaanka Minnesota ee dalkaasi Mareynkanka.
Faarax Cali Share ayaa Baarlamaanka Minnesota kala hadlay sidii looga taageeri lahaa hamigiisa ku aadan inuu madaxweyne ka noqdo Maamulka Puntland oo hadda mudo xileedka u dhameyn raba maamulka hadda jira.
Waxaa jirta musharaxiin badan uu u ordeysa iney noqdaan madaxweynaha maamulkaasi doorashada lagu wado iney dhacdo.