Garoowe (HM)-Shirkii Maalgeshiga Puntland ee muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa la soo gabagabeeyay iyadoo War-rmurtiyeed laga soo saaray gebagebadii shirkan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in maalgashiyo kala duwan laga hirgelin doono Puntland si looga faa’idaysto khayraadka degaannada Puntland si loo kordhiyo wax-soo saarka gudaha iyo shaqa-abuurka.
Hoos ka akhriso War-murtiyeedka
