WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Shiidaalka oo Cirka isku shareeray Deegaanada Maamulka Somaliland iyo Sababta oo la garan la yahay-Video+Warbixin

Deegaanada Maamulka Somaliland waxaa sare u kac balaadhan sameeyay shidaalka ay isticmaalan Baabuurta iyo gaadiidka kala duwan,shacabka ayaa aad cabasho uga muujiyey shiidaalka ku kacay waxaana ay ilaa hadda garan la yihiin meesha ay ka haysato dhibaatadu.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top