Shacabka ku Dhaqan Magaalada Muqdisho ee Casimada Somalia ayaa siyaabo kala Duwan uga Hadlay Mooshinka Laga Keenay Gudoomiyaha Barlamanka Somalia Maxamed Shiikh Cisaan Jawaari.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Shacabka Magaalada Muqdisho oo Hore Dagaalo iyo Qaraxyo Daris ula Ahaa ayaa Hada Waxaa ugu Darsamay Siyaasado is diidan kadib Markii Mooshin Xildhibaano ka keeneen Gudoomiye Jawaari.