Shacabka Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa Walaac Xoogan ka Muujiyey Sixir Bararka Somaliland oo ay ku Tilmaameen Kii ugu Xumaa Waxayna Fariin u Direen Muuse Biixi Cabdi.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Deegaanada Maamulka Somaliland Waxaa Mudooyinkii ugu Danbeeyey aafeeyey Dhibaatada Sixir Bararka Waxaana Somaliland Sheegtay inay Wax ka Qabanayso.
