Haweenka iyo Shacabka ku dhaqan Deegaanka Darar-wayne ee Gobolka Sanaag ayaa ka hadlay Colaada deegaankaasi ka Jirta, iyo Dagaaladii dhiiga badan ay ku daateen.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxay ku baaqeen Nabad la dhex dhigo Labada dhinac ee halkaasi ku dagalaamaya, Waxayna sidoo kale ka hadleen Qiimaha Nabada iyo Murugada ay ku reebaan dagaalada dhaca.