Buuhoodle (HM ) Magaalada Buuhoodle waxaa Warbaahinta kula hadlay Qaarkamid ah Waxgaradka iyo Odayaasha deegaanka, Kuwaasi oo si adag uga hadlay Dacwada Kornayl Tuke looga oogay dalka maraykanka oo dhowaan maxkamad ay Xukun kasoo saartay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxay sheegeen inay Jiraan Xubno maanta ka tirsan Xisbiga Kulmiye iyo Somaliland islamarkaana Xasuuq iyo dhibaato ka gaystay deeganaada SSC, Dhankooda ay Dacwadaasi ka Jawaabi doonaan, Waxayna xuseen inaysan Jirin wax dhibaato ah oo cid gaar ah uu Kornayl Tuke u gaystay.