WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Muuse Biixi oo maanta hor tagay Golaha wakiiladda Somaliland,muxuu ka yidhi Midnimadda Somalia,Heshiiska Dekedda Berbara iyo arrimo kale-Video

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta waxaa uu hor tagay Golaha wakiilada Somaliland,waxaana uu halkaas ka jeediyey Khudbadiisii Dastuuriga ahayd,Muuse Biixi waxaa uu ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan halka uu u socdo Maamulka uu Madaxweynaha ka yahay ee Somaliland,midnimadda Soomaaliya,iyo weerar uu ku qaaday Madaxda Dowladda Soomaaliya oo uu sheegay in ay yihin kuwo ku mashquulsan Heshiiska Berbera iyo arrimaha Somalilnad waa sida uu u hadlaye.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top