WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Muuse Biixi oo loogu baaqay Shir ka dhan ah Maamulka Puntland-Video

Kooxda Lagu Magacaabo Toosinta oo ay ku Bohoobeen Saraakiil Hore oo ka Tirsanaan Jiray Ururkii SNM ayaa Ku Baaay Kulan Lagu Difaacayo Sida ay Sheegeen Qaranimada Somaliland kadib Xaalado Colaadeed oo Maamulka Somaliland Soo Wajahay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shirkan Waxaa ka Qayb Gali Doona Labada Xisbi Mucaarad ee Wadani iyo Ucid Wasiirka Ariamaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo Xubno ka Socda Ururkii SNM.

SOMALI NEWS

To Top