Muuse Biixi Cabdi oo ah Madaxwaynaha Maamulka Somaliland ayaa ku Mashquulsan Magacyo u Bixinta Wasaarado aan Jirin Xili Shacabka Maamulka Somaliland La daalaa Dhacayaan Sixir Barar aafeeyey Noloshooda.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Warbaahinta Magaalada Hargaysa ayaa Arrintan u Kuur Gashay Waxayna Waraysiyo ka Qaadeen Qaar ka mid ah Masuuliyiinta Maamulka Hargaysa kuwaas oo Ka Hadlay Arrintan.
