Hargeisa ( HM) Madaxwyanaha maamulka Somaliland Muuse biixi cabdi oo ku sugan dalka Sucuudiga ayaa ka mahad Naqay Marti qaadka loogu sameeyay Dalkaasi oo Arimaha xajka uu u tagay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wuxuu siwayn u bogaadiyey Boqorka Sucuudiga iyo guud ahaan shacabkaasi, Wuxuuna sidoo kale u duceeyay shacabka Somaliland, Wuxuuna