Hargeysa (HM)-Waxaa maanta kusoo laabtay Madaxweynaha maamulka Soomaliland Muuse Biixi iyo xubno uu wato oo maalmahan ku maqnaa Dalka Sucuudiga o ku casuumay Xajka.
Maxamed Kaahin oo warbaahinta kula hadlay Garoonka Diyaaraha Hargeysa wuxuu sheegay in socdalkaas uu ahaa mid Xaj si nabad ahna kusoo dhamaaday, wuxuu kale oo ka hadlay kulankii dhexmaray xubnaha Golaha Wasiirada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.isagoo sheegay inay kala hadleen arrimaha ganacsiga ee Xoolaha.