Hargeisa ( HM ) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta bilaabay qaybinta buugaagta manhajka waxbarashada oo bilaash ah, hase ahaatee dugsiyada dawladda ee buugta loo qaybinayaa waxaa Ardaydu ku dhigtaan LACAG.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Khudbadii Madaxweynaha Somaliland ee Ardayda Dugsiga Qudhac Dheer uu ka jeediyey, Taasi oo uu kaga hadlay arimo badan.
Bulshada ayaa inta badan cabasho ka muujisa waxbarashada dawladda ee lacagta ah.