WARARKA SOOMAALI

Daawo Muqaal dhamaystiran- Gudi Amaan iyo Horumarineed oo Buuhoodle lagag dhawaaqay M/Weyne Galaydh oo Qudbad ka jeediyey+Shirwyene ka dhacay-FULL VIDEO.

Kulankan oo ay ka soo qaybgaleen ku dhawaad 100 ruux oo qaybaha bulshada ah, sida Cuqaasha, Culimada, Dhalinyarada ururada haweenka ayaa looga dhawaaqay gudi loogu talo galay Amaanka Buuhoodle iyo horumarinta si weyn uga shaqayn doona, waxa halkaas qudbad ka jeediyey Madaxweynaha ALi Khaliif Galaydh, asagoo ka hadlay arimo badan sida shirkii London, dhacdo duleedka baliga Kalshaale ka dhacday , wada hadalada Khaatumo iyo Somaliland wuxuu sidoo kale ka hadlay barlamaanka Puntland ee ay badsanayaan beeshe Maceerteen.

HALKAN KA DAAWO….

Waxa sidoo kale uu hadal qaaday meesheey wax ku wadaan, wuxuuna sheegay inaysan wax dhamaa hayn hada sideey wax u wadaan.

Horufadhi.com

SOMALI NEWS

To Top