Dr. Cali Khaliif Galaydh oo dhowaan magaalada Widh-widh isugu yeedhay Qaar kamid ah Xildhibaanada Khaatumo magaalada Widh-widh ayaa waxaa Halkaasi looga dhowaaqay inuu Mudo Sanad ah loo Kordhiyey Xilka Madaxwayne oo ka bilaaban doonta Bisha 8-aad ee Sanadkan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Maxamuud sheekh Cumar Gudoomiyaha Baarlamaanka Khaatumo ayaa Arintaasi ku dhowaaqay, Waxaana sidoo kale halkaasi ka hadlay Cali Khaliif oo diirada saaray wadahadalkii Khaatumo iyo Somaliland.