Dawlada Fadaraalka soomaaliya ayaa magaalada hargeisa maanta diyaarad u saartay tiro maxabiis ah oo dhawaan dawlada soomaaliya ka soo deeysay iyagoo mudo sanado ah ku xidhan dalka Liibiya islamarkaana gacanta ugu jiray kooxda dadka tahriibisa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
