WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maxaabiistii ugu badneyd oo maanta gaadhay Hargeysa,kadibna u mahadceliyey Dowladda Soomaaliya oo Liibiya kasoo daysay-Video

Dawlada Fadaraalka soomaaliya ayaa magaalada hargeisa maanta diyaarad u saartay tiro maxabiis ah oo dhawaan dawlada soomaaliya ka soo deeysay iyagoo mudo sanado ah ku xidhan dalka Liibiya islamarkaana gacanta ugu jiray kooxda dadka tahriibisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top