WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi oo mar kale ka hadlay Xiisadda ka taagan Deegaanka Tukaraq-Video

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi  ayaa la weydiiyey su’aal ku saabsan muranka xiisadaha dagaal sababay ee u dhaxeeya Maamulka Puntland iyo maamulkiisa, wuxuuna beeniyey in ay galaan dhul ay maamusho Puntland.

Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha maamulka Soomaaliland ayaa waxa uu sheegay in ay ciidamadoodu ka guureen deegaan kamid ah deegaanadooda oo ay isla deegaan kale tageen, isagoo sheegay in aysan garan karin ujeedo xiligan arrimahaas looga hadlo.

Dhanka kalena, Muuse Biixi ayaa waxa uu cadeeyey in uu jiro culeys xoog badan oo ay dhinacyo badan wadaan, gaar ahaana Puntland ayuu sheegay in ay ka doodayso tagida Somaliland ee Tukaraq.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top