Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 13 kuna saabsan Cafis Guud oo uu u fidiyey 66 maxbuus oo ka mid ah maxaabiista ku xiran xabsiyada Dowladda Puntland.
Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad farqadasiisa 11naad
Markuu tixgeliyey: Talo soo jeedinta Wasiirka Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan celinta.
Wuxuu xeeriyey:
Halkaan Daawo Muuqaalka Madaxweyne Deni.
