Waa maareeyihiii Hore ee Tvga Hargeysa, waa muwaadin Soomaaliyeed oo ka soo jeeda Hargeysa, waa Sanetor Aqalka Sare ee shacabka ka tirsan, wuxuu si dimuqraadiyad ku dheehan tahay uga hadlayaa arrin Golaha Sare Shacabka Dawladda Federaalka hortaala oo ku saabsan DpWord.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxaana fikirkan aad isugula socda xubno ka soo jeeda “Somaliland” iyo “Puntland” oo ay ka mid yihiin Muwaadinkan Soomaaliyeed iyo Cabdirisaaq Jurile Iyo Mudane Mashruuc oo iyagu diidan in shirkada DPWold dalka laga saaro.
Muwaadinkan Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Hargeysa wuxuu si cad u sheegayaa aragtida uu qabo.
Hargeysa sidan oo kale qof Ma uga soo jeedin karaa fikirka uu qabo, Naciima Abwaan Qorane Maxay u xidhan tahay? Maxaa Xeerka golaha Wakiilada”Somaliland” loogu daray qofkii aragti ka duwan tan “Somaliland” ka dhiibtaa waa xadhig, waa Dimuqraadiyada “Somaliland”