WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maamulka Soomaliland oo ka jawaabay cambaareyntii Dowladda Seychelles-Video

Hargeysa (HM)-Dawladda Seychelles ayaa maamulk Somaliland ku eedeysay inay jabisay heshiiskii uga yaalay maxaabiistii budhcad-badeedda ku eedeeysnaa ee todobaadkan Madaxweynaha maamulka Somaliland uu cafiska u fidiyey kuwaasi oo tiradooddu dhamayd 19 maxbuuus.

Maxaabiistaas ayaa waxaa loo duuliyey magaalada Muqdisho kadib markii odayaal ka yimid magaalada ay kala soo wareegeen Maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top