WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maamulka Somaliland oo sida fiinta uga qayliyey Dhibaatada uu Facebook ku hayo Waxbarashada Ardeyda-Video

Xafiiska Waxrabashada Maamullka Somaliland Gaar ahaan Dhanka Imtixaanaadka ayaa Sheegay in Dhibaatooyin Kala Duwan ay kala Kulamayaan Baraha Bulshadu ku Xidhiidho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Masuuliyiin ka Tirsan Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland oo la Hadlay Warbaabhinta ayaa Waxay  Dhanka Kale Ka Hadleen Sidii uu u Dhacay Imtixaanka Somaliland.

SOMALI NEWS

To Top