Ku-simaha Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Axmed Cimi Cismaan Karaash, ayaa Maanta Shir-guddoomiyay kulan ku saabsan Amniga guud deegaanada Maamulka.
Kulanka ayaa inta uu socda waxaa sigaar ah diirada loogu saaray xoojinta xiriirka wadashaqeyn e dhexeeysa laamaha amniga iyo dardargelinta qorsheyaasha amni ee maalmaha Ciida.
Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Axmed Cimi Cismaan Karaash ayaa Warbixino kala duwan oo la xiriira dhinaca amniga ka dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada dowlad Goboleedka Puntland ee ka qeyb galay kulanka.