Laascaanood (HM) – Ciidamo maleeshiyaadka Soomaliland ee ku sugan Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool ayaa xalay waxaa ay magaalada ku dileen Qof shacab ah oo kamid ah dadka deegaanka sabab la,aan.
Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Cumar Faarax (Soomadow), kaas oo ka mid ahaa dadka deegaanka.
HALKAN KA DAAWO VIDEO