Caaqil Hurre caalin oo kamid ah Waxgaradka magaalada Laascaanood ayaa si Ba’an u weeraray Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore.
“Ninka la yidhaa ina Hubane, ee sheegta ina Cali koore inuu Aabihii Aami waayey, waxaanu leenahay Ceelka aad isku Sawirtay ka talin maysid oo waxba ka qaban maysid, Jaamac Siyaad dhulkiisa Cidna kuma Maamuli karto,” Ayuu yidhi Caaqilka.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dhinaca kale Wuxuu Fariin adag u diray Hogaamiyaha Somaliland “Hadaad Jaamac siyaad Kiciso, Yoocada aad leedahay waanu gaadhaynaa, Bal Cawaaqibka kasoo baxa ayaanu eegnayaa “