Ciidamada ilaalada Madaxtooyada ee Milateriga Soomaaliya loona yaqaan koofiyad casta ayaa maalmahan dhoolatus iyo gaada-ka-cayaar ka waday magaalada.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ciidamadan oo ah Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya oo uu taliye u yahay G/sare Axmed Maxamed Cali (Afcadeey) ayaa baraha bulshada lagu baahiyey iyadoo dhoolatus samenaya, waxaana la sheegay inay hordhac u tahay xuska sanadguurada koowaad ee doorashada Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
