Heerka Shaqo La aanta ka Jirta Deegaanada Maamulka Somaliland ayaa Gaadhay Halkii ugu Saraysay Waxaana Dhalinyarada Somaliland Arrintaasi ku Khasabtay inay Shaqo u Doontaan Dawlada Fadaralka Somalia.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dhalinyarada Somaliland ayaa Mudooyinkii ugu Danbeeyey Lagu Arkayey Magaalada Muqdisho iyo Garoowe kuwaas oo Shaqo u Doontay Goobahaasi kadib Markii ay Shaqo ka Waayeen Dhulka Maamulka Somaliland.
