Gudoomiyaha Guurtida ee Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Isugu yeedhay Fadhi-dheg dheg ah Golaha Guurtida, Wuxuuna uga Warbixiyey Xaalada Colaadeed ee ka dhextaagan Puntland iyo Somaliland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wuxuu sheegay in weerar lagu soo qaaday Somaliland, Islamarkaana aysan hada iygu gaadhin Xuduudkii oo u dhow Garoowe, Wuxuuna Xusay inay dhinaca Puntland uga timaado daan-daansi.