Laascaanod ( HM ) Aamina Maxamuud Fardaale Waa Gabadh Soomaliyeed oo Muddo 20 Sano uu Xanuunka Dhimirka hayey, Waxayna Intaasi Ku Nooloolayd Baadiyaha.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Qoyskeedu waa Dan-yar, waxaana Gabadhan ka Muuqday dayac xoogan, waxay ku xidhan tahay Geed Hoostii, waxayna ku sugan tahay Baadiyaha magaalada Widhwidh ee Gobolka Cayn.
Amina Waxay u Baahantahay Waa Gacanta Muslimiinta Iyo inay soo Garab Istaagaan Walaashood, Lama hadli Karto oo Codsi u ma Gudbisan Karto Balse Anaga ayaa Alle Qadaray Inaan u Hadalno.
Walaal Caawi Oo Gurmad Islaamnimo aan Ufidino Walaasheen Dhibanaha Ah, Telefoonka Hoose ku Qaran Waxaa Iska Leh Qoyska Aamina Kala Xidhiidh Waxaad Ku Caawin Kartana Ku Caawi .