Gaashaan le sare aadan maxamed ali buley oo ka mid ahaa saraakishii sar sare ee dawlada Kacaanka Somalia yaa fariin u diray siyaasiyiin ku sugan magaalada Hargeisa , kuwaasoo maalmihii la soo dhaafay warbaahinta u marinayey hadalo ay ku durayaan madaxwaynaha Maamulka Khaatumo .
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Sidoo kale , waxaa uu u diraybaaq bulshada Khaatumo si ugu midoobaan cadowgooda .
Isla markaaana ay meel uga soo wada jeestan kuwa doonaya in ay masiirkooda ku qayilaan oo jeebka ku ritaan.
Wararka Horufadhi.com
