WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Dowladda Somaaliya oo sheegtay in dad loo qabtay dhacdadii Afgooye-Video

Muqdisho (HM)-Dowladda Soomaaliya ayaa ayaa sheegtay inay dad usoo qabatay dhacdadii isbuucan dhaxdiisa ka dhacday duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada hoose.dhacdadan oo ahayd mid laga naxo ayaa waxaa tacdi iyo kufsi la iskugu daray Gabadhyar oo sabi ah kuwaas oo dhibaatada loo gaystay ay shacabka Soomaaliyeed aad uga xumaadeen.

Xeer ilaaliyaha guud ee Soomaaliya Abukaate Saleebaan Maxamed Maxamuud oo maanta la hadlayey warbaahinta Dowladda Soomaaliya wuxuu sheegay in dhacdada dad loo soo qabtay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top