20-sano ka hor maanta oo kale 11-kii bishii September sanadkii 2001-dii waxaa dhacay weerarradii lagu begsaday daarihii mataanaha ahaa ee magaalooyinka New York iyo Washington DC ee dalka Mareykanka.
Documentary-gaan waxaa laga diyaariyay Saameynta weerarradii 11-kii September 2001-dii.
HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA
