Ra’isul wasaarihii hore ee Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa galay guurkiisii labaad, waxa uuna ka kala dhacay Somalia iyo wadamo kale oo dhowr ah.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ex Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid ayaa guursaday Haweeney la sheegay in lagu magacaabo Amal, isla markaana u shaqeysa UN-ka.
Arooska Cumar C/rashiid iyo Amal ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowlada iyo maamul Goboleedyada ka jira dalka, waxaana sidoo kale qeyb ka ahaa abwaano.
Muuqaal laga duubay arooska Cumar C/rashiid ayaa lagu baahiyay qeybo kamid ah Baraha bulshada,
