WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Ciidamadda Maamulka Somaliland oo Dad ajaanib ah kasoo Af-duubtay Xeebaha Dalka Jabuuti iyo Sababta yaabka leh-Video

Maamulka Somaliland ayaa soo Qafaashay qaar kamid ah Dalxiisayaal Ajaanib ah oo Ku Sugna Biyaha Fog ee Dalka Jabuuti,waxaana ay kusoo Bandhigeen Magaalada Saylac ee Gobalka Awdal.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Tiro Gaadhaysa Afar Ruux Oo Ajaanib Ah ayay warbaahinta Usoo bandhigen Maamulka somaliland iyagoo ku eedeeyay inay Kaluun Sharci darro Ah Ka guranaayeen Xeebaha Somaliand.

 

SOMALI NEWS

To Top