C.raxmaan Cirro Musharixii Xisbiga Wadani, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Hargeisa Wuxuuna ka hadlay arimo kala duwan, isagoona digniin u diray Xukuumada Muuse Biixi, Wuxuna sidoo kale sheegay inay isku shaan-dhayn samayn doonaan. “Waan uga digaynaa Xukuumada cusub inay sii wadaan Xadhiga Masuuliyiinta Xisbiga Wadani, Kama dul-qaadan doono “.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
